Afbakayle

Gudida garoonka diyaaradaha ee aadan cade airport oo beeniyay ishortaaga diyaarada turkish airways
Wararka aanu kahelayno magaalada muqdisho ayaa sheegaya in  ay beeniyeen  gidida  sare ee garoonka aadan cade internationala airport  in is hortaag lagu sameeyay dayuurada turkish airways oo iyadu mudo labo duulimaad aan garoonka soo cago dhigan.

madaxa saadaasha hawada  ee gagida diyaaradaha ee aadan cade international airport cali maxamuud ibraahim  ayaa lahadlay idaacada BBC qaybteeda ku hadasha afsoomaaliga ayaa waxa uu kawarbixiyay baaqashada  diyaarada turkish airways iyo waxa ay ugu soo dagi wayday gagida diyaaradaha ee aadan cade international arport.

masuulkan sare ayaa sheegay in arinta baaqashada diyaarada turkish airways aysan ahayn mid ay kadanbeeyeen masuuliyiinta maamulku balse ay tahay mid ugaar ah diyaarada.

madaxan saadaasha hawada ee garoonka ayaa carabka kudhuftay in ay jireen markii hore khilaaf udhaxeeya dayuurada turkish airways iyo dawlada kmg ee soomaaliya taas ookusalaysneed xaga cashuuraadka ay haatana hawshaasi ay dhamaatay si cadna ay  fee-ga ay iskaga bixiyaan rakaabka saaran diyaarada.

ugu danbayntii ilaa iyo hada lama oga sababta ay ugu soo dagi wayday diyaarada turkish online gagida diyaaradaha ee aadan cade international airport.

xafiiska wararka ee warbaahinta afbakayle.com ee muqdisho

afbakayle@hotmail.com

Ahlu Suna Waljamaaca oo maamul cusub u sameeyay deegaanka Ceel-dheere ee gobolka Galgaduud.
Maamulka ASWJ ee degmada Dhuusamareeb ayaa maamul cusub u sameeyay deegaanka Ceel-dheere oo hoos tagga degmada Dhuusamaree ee gobolka Galgaduud, isagoo maamulka cusub kula dardaarmay in ay adkeeyaan ammaanka deegaankaasi.

Sheekh C/raxmaan Cali Geeda Qoroow oo ka mid ah masuuliyiinta ASWJ ayaa sheegay in maamul cusub oo ka kooban 11 xubnood loo sameeyay deegaanka Ceel-dheere ee hoos tagga degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, isagoo xusay in maamulkaasi uu ku yimid codsiyada shacabka deegaankaasi.

Dhinaca kale guddoomiyaha cusub ee maamulka deegaanka Ceel-dheere Sheekh Yuusuf Xasan Cali oo haddal jeediyay ayaa sheegay in isaga iyo maamulkaasi ay si wanaagsan uga soo bixi doonaan howsha loo igmaday, isla markaana ay soo celin doonaan adeegyada kala duwan ee ay shacabka u baahan yihiin.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay guddoomiyaha cusub in muhiimadda koowaad ay siin doonaan ammaanka iyo isdhexgalka Bulshada, isagoo ballan qaaday in tallaabo adag ay ka qaadi doonaan cid walba oo isku dayda in ay dhibaateyso shacabka deegaanka Ceel-dheere ee gobolka Galgaduud.

Waxaa haddalka soo gabagabeeyay Sheekh C/raxmaan Cali Geeda Qoroow, waxa uuna kula dardaarmay maamulka degaanka loo magcaabay in ay illaaliyaan danta shacabka iyo midda maamulka, isla markaana ay ka fogaadaan dib u dhaca dadka deegaanka, mamulka ASWJ-na uu garab yaagan yahay.

{Top Video} Banaanbixii ugu Balaadhnaa abid ee ka dhacay Washington DC, shalay,{Daawo}.
Jaaliyada Khaatumo State ee Kudhaqan Dalka Mararykanka Ayaa Soo qabanqaabisay Banaan Baxan waxaana kasoo qayb galay dhamaan Shacabka Soomaaliyeed.

Sidee Buuhoodle Looga Xusay Maalinta Qashinka Nadaafada Deegaanada Khaatumo {Video}
Waxaa Maanta lagu Qabtay magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Olole Nadaafadeed oo Balaadhan Ayna ka qayb galeen Maamulka Khaatumo State , Ururda Ka howlgala Gobolka Cayn , Iyo Dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Olahan balaadhan ee Qashin gurista ah ee Laqabtay maanta ayaa Ku beegan Maalin loo Asteeyay In La xuso Maalinta Nadaafada Gobolda Sool Sanaag iyo Cayn kuna Aadan 18 bisha may ee aynu ku guda jirno.

Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa Qayb wayn ka qaadanaysey ololahan balaadhan ee maanta ka dhacay gudaha magaalada waxaan qashinka laga soo daabulayey , Wadooyinka waawayn ee Magaalada, Suuqyada ganacsiga & dhamaan xaafadaha kala gedisan ee ay ka koobantahay magaaladu.

Kayse Maxamed X Cali Maayarka degmada Buuhoodle ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia ayaa ugu horayn War fidiyeenada uga warbixiyey ololahan balaadhan ee Maanta kasocda gudaha Magaalada Buuhoodle.

Waxuuna ku dheeraaday inay Ka Maamul ahaan Si joogta ah uxisidoonaan maalintan loo Asteeyay Nadaafada gobolada Sool Sanaag Iyo Cayn.

Sidoo kale Shacabwayna Qaybta wayn ka qaadanayey Maalinta nadaafada Gobolkada Ssc Ayaa iyaguna Dareenkooda Kawaramay.

waxayna sheegeen inaysan marna Raali ka ahayn in lakalagooyo dalka Soomaaliya Islamarkaan uu Reer kamida 5 Qabiil ee dega gobolada waqooyi uu yidhaahdo maamul madax banaan Ayaan Ahay.

Ardayda Gobolka Sool ee kusugan Gudaha magaalada Buuhoodle ayaa Iyagun dhankooda Siwayn uga Qayb qaadanayey Xuska maalinta Nadaafada deegnaadada khaatumo State.

Kadib markii Dhamaan wadooyinka waawayn ee Magaalada iyo dhamaanba xaafadaha kala duwan ee ka koobantahay Magaalada Buuhoodle ay gaadiidku kasoo daabuleen Qashinka ayaa Waxay udhaqaaqeen Meel si aada magaalada Ugu baxsan halkaas oo loo asteeyay in lagu gubo Qashinkaasi. waxaxan Gaadiid oo boqolaal dadwayna ah saar naayeen Galibinayey Cutubyo ka tirsan ciidamada Maamulka Khaatumo State.

Maamulka Khaatumo State ayaa Siwayn uga Qayb Qaatay Ololahan Waxayna noqonaysaa markii ugu horaysay oo Maamulku uu shacabkiisa Laqaybsado Xuska Maalinta Nadaafada Gobolda Sool, Sanaag iyo Cayn.

Maaha markii ugu horaysay oo sidan looga xuso magaalada Buuhoodle iyo Qaybo badan oo kamida gobolada Sool Sanaag iyo Cayn maalinta loo asteeyay Nadaafada Goboladasi waxayna Kusoo id laatay Jawi aad uwanaagsan.

Kulan Sadax Geesood ah Oo Ay yeesheen Sadaxda Gole Ee Maamulka Khaatumo State Ayaa ka dhacay Nairobi (Daawo Sawiro)
Kulankan ayaa waxaayy ka dhacay  hotelka  nomad  oo ku yaala xaafada isii  kulankan ayaa waxaafuray  Dr. cali ciise abdi  oo ka tirsan golaha  fulinta G10  waxaan uu sheegayin uu yahay is xog waraysi  meesha ay wax  marayaan waxaan  uu ku dheeraaday wax qabadkii  Arimaha dibada ee gudiga  fulinta waxaan uu sheegay in ay meel wacan  wax u marayaan .

Sidoo kale waxaa hadalkii ku wareegay garaad saleebaan buraale oo  sheegay  golihii dhaqanka  khaatumo in ay  iskala qaybiyeen  qaarna  xamar ay joogaan qaarna nairobi ay  jogaan waxaan uu sheegay  arimihii loo ig maday  in wax badan ay uga hagaageen  isagoona hadalkiisa  ku daray  in   xooga la saaro xaalada  colaadeed ee ka taagan deegaanada khaatumo sidii  loo soo af  jari lahaa  loogana saari lahaa   maleeshiyaadka  waqooyiga ee xooga iyo xaqdarada ku jooga deegaanada khaatumo.

intaas kadib  hadalkii waxaa  u baxay gudiga  jaaliyada  anirobi oo  u hadlayaya  afhayeenka  jaaliyada nairobi   cabdiqaadir awcali waxaan uu sheegay  in wax  qabadka maamulku uu  maanta meeshii ugu wacneed  marayo walo aan  sugayno soo celinta   magaalooyinka  maqan oo ay  ka mid tahay   caasimada magaalada  laascaanod  ee  ay  jogaan  maleeshityaadka SNMta  sidoo kale waxaa uu ka hadalay dhaqaalaha in  ay hormuud ka tahay nairobi   hadana ay  diyaar u yihiin sidii  ay uga  qayb qaadan lahaayeen   hawloha maamulka khaatumo state  of somalai.

dhanka kale waxaa  hadlay  wasiir ku xigaynka  amniga  ee maamulka  khaatumo   jaamac xasan khaliis oo ka yimi dalka USA waxaan uu sheegay  in    hawlaha amniga ay meel wacan marayaan  garoonkii diyaaradahana uu  diyaar  yahay  loona baahanyahay in   aynu inta  hadhay  hadii ay tahay  amni iyo hadii ay tahay loo celinta  dhulka maqan ay diyaar u yihiin   in  tii  uu safarada ku maqnaanan uu la soo kulmay   jaaliyadaha  dalka  USA ayna waxbana iskusoo ogaadeen .

Haladkii waxaa la  wareegay jaamac  abshir xasan cade oo ka tirsan  G10 waxaan uu yeeshay jaaliyadaha  khaatumo in  ay maanta  aad iskugu dhawyihiin  l waxaan inawooda la saaraa  soocelinta magaalooyinka maqan waa sida  hadalka uu u dhigaye isagoona jaaliyada  nairobi uga mahad ceshay  sida wacan ee ay ugu heelan yihiin maamulkooda khaatumo.

waxaa soo afmeeray garaad cali buraale oo halkaas  duco  iyo dar daaran uga jeediyaya dhamaan  xubnaha maamulka khaatumo state  of somalia  iyo  ay ay bulshada reer khaatumo  ay  iyaguna  sidaa muujiyaan.

abdiwahaab mohamed abdi

nairobi kenya

HABLO JOOGA W\AMEERIKA IYO UK OO DEEQ SOO GAADH SIIYAY ISBITAALKA LAASCAANOOD QAYBIHIISA KALA DUWAN{VIDEO+SAWIRO}
Hablahan deeqdan soo gaadh siiyay isbitaalka laascaanood ayaa waxa ay ka koobnayad go’yaasha sariiraha lasaaro iyo taangi noocabiyaha lagushubto oo lasiiyay waadhka umulaha ee isbitaalka deeqdan oo hayd tiiugu horaysay ee lasiiyo bukaanada kala duwan ee ku jira isbitaalka laascaanood.

Ugu horayn waxa halkaas kahadalay Cali C\nuur Xaashi oo deeqdan loo soo wakiishay waxa uuna halkaas ku gudoonsiiyay agaasimaha isbitaalaka laascaanood Mr ILkacase oo kagudoomay deeqdan ay soodireen hablaha ka soojeeda deegaanka G\sool.

Wxa isna halkaas kahadlay agaasimaha isbitaalka laascaanood oo sheegay inay marakasata u baahan yihiin gacanata dadwaynaha guud ahaan meelkasata oo ay joogaan deeqdanina wax wayn ka tari doonto baahida isbitaalka laascaanood deeqdan ayaa waxa soo diraya hablaha kala ah

Kaltuun Daahir Xabxab. UK. NASHVILLE-TENESSEE

Maryam C\laahi Shuuriye  CANADA EDMONTON

Yaasmiin Jaamaca C\bile    ATLANTE U S A

Gudoomiyaha baarlamaanka kmg soomaaliya shariif xasan oo maanta gaadhay baydhabo
Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha baarlamaanka kmg  ee soomaaliya shariif xasan sheekh aadan ayaa maanta gaadhay gudaha magaalada baydhabo ee gobolka bay ,gudoomiyaha oo kulamo laqaadanay ciidamada  dawlada ,ethiopia iyo kmasuuliyiinta gobolaasi.

wararka ayaa sheegaya in kulankaas ay kawada hadlayaan uu kusalaysanyahay sidii looga wada hadli lahaa  xaalada amaanka ee koonfurta soomaaliya.

dhinaca kale intuusan booqan ooo uusna tagin gudoomiyaha baarlamaanka kmg ee soomaaliya shariif xasan sheekh aadan ayaa la,adkeeyay amaanka magaalada baydhabo iya wadooyinka kabaxa magaalada.

ugu danbayntii ciidamada amisom ee iyagu haatan gacanta kuhaya gagida diyaaradaha ee magaalada baydhabo ayaa iyaguna saaka kasamaystay dhufaysyo duleedka airport ee magaalada baydhabo.

xafiiska wararka ee warbaahinta afbakayle.com ee magaalada baydhabo

afbakaylenews@gmail.com

Sidee Loo Furay Garooka Diyaaradaha ee magaalada Taleex {Maqal & Muuqaal}
Waxaa maalinimadii shalay Madaxwayne Axmed Cilmi cismaan Karaash uu si rasmi ah u daah furay Garoonka diyaaradaha ee sayid Mohamed Abdulle Hassan International Airport.

Hadaba Waxaanu Idiin soo Gudbinaynaa muuqaalka iyo Qaabka uu Noqonayo Terminalka garoonka iyo VIDEO Muuqaalka xafladii Furitaanka Buuhoodle.

Maxamed Cismaan Cabdinuur

Afbakayle Online

War Culus:- Maxkamada Ciidamada SNM oo 17 Qof oo Garxejis ah ku xukuntay Dil Toogasho & Damaashaad Kadhacay Aqalka Morgan ee Lagu Habsaday.
Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Milatariga SNM, Yuusuf Faarax Sharmarke ayaa Dablay hubaysan oo weerar ku soo qaaday Ciidanka Milatariga SNM xukuno kala duwan ku xukuntay, ka dib markii eedihii lagu soo eedeeyey ay uu sheegay inay qirteen maxaabiistu.

Dablaydan hubaysnayd ee weerarka ku soo qaaday xero ciidan oo ku taalla bariga magaaladda Hargeysa, oo iyagu ku dooday inay dhul ay leeyihiin oo ciidanku degan yahay soo dhacsanayeen ayaa 28 qof oo laga qabtay dablaydaasi 22 ka mid ah xukuno kala duwan lagu xukumay, iyadoo 17 ka mid ah lagu xukumay dil, shan ka mid ahna xabsidaayin, halka saddex ka mid ahna la siidaayey oo dambi lagu waayey, saddex dhaawac culus qabana maxkamaddu xukunkeedda dib u dhigtay inta ay ka bogsanayaan iyaga oo waliba dhamaantood kasoo wada jeeda halka reer ee Garxejis.

Gudoomiyaha Maxkamaddan militariga, ayaa warbaahinta u sheegay in maxkamaddu ay socotay saacado badan, isla markaana ay eedeysanayaashu afkooda ka qirteen inay dambigaasi galeen,

kuna dooday inay dhulka ay leeyihiin oo ka awoow ka awoow ay lahaayeen, kuwaas oo doonayey inay soo ceshadaan maadaama oo laga haysto.

Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Milatiriga ayaa sheegay in xeerarka iyo dastuurka

somaliland u fasaxayo inay maxkamadda milatariga la soo taago, isla markaana xukuno kala duwan lagu riddo.

Dablaydan ayaa sheegay in ciidanku ka haysto dhul ay leeyihiin, isla markaana arrimahoodda wax laga qaban waayey, taasina ay keentay inay xoog ku soo gacan gashadaan dhulkooda.

Sidoo, kale isku soo bax lagu diidan yahay go’aankaasi maxkamadda ka soo baxay ayaa xalay ka dhacay xaafadda New Hargeysa ee bariga magaaladda Hargeysa, kuwaas oo laamidda ka baxda magaaladda ee tagta magaaladda Berbera taayiro ku gubay, dhagaxna ku xidhay, inkastoo markii dambe madax dhaqameedka shacabkaasi isku soo baxa sameeyey ay ala dareeriyeen.

Dhinaca kale wararka naga Soo gaadhaya Aqalka morgan ee lagu habsaday ee kuyaala magaalada Hargeisa ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu xalay ka dhacay damaashaad balaadhan oo lagu soo dhawaynayo Xasuuqa iyo dilka Ay Jabhada SNN ugaystay dadkaa Shacabka ah.

Afbakayle Online

Afbakayle Online

Ardeyda G/Sool waxay Horgalada iyo Huunada kaga dhigeen Xabaal iyo Ninkeed loo kala tag! {Qormo Xiiso Leh}
Ka dib cadaadis iyo Cabudhin loo gaystay Ardeyda , ka dib xasuuq joogto ah iyo xabad aan loo miiyaa deyin, oo si joogto ah loola dhacayo, kaaga sii daran maskaxda oo ay doonayaan inay ka waalaan isla markaana kagha xidhaan Jabhad siilaanyo ayaa burco tuugnimo ku soo galay iyo ina Kaahin baa gaadhi gubay oo ay taariikh uga dhigeen.

Inkastoo taasi ay muujinayso taarikhda madow ee beesha reer Isaxaaq lee yihiin, ayagoo guud ahaan aan wax Haykal iyo sooyaal taariikheed ah ku lahayn geyiga SOomaaliyeedm marka laga hadlayo halgankii Gumaystaha iyo gaalada dhulka looga sifeynayey oo ay inta badan kaba qaad iyo duud xamaal u ahayeen.

Ka dib markeey ardadu u adkaysan weydey ficilada awrkiralayaasha, duliyiinta, dadnimada xubada iyo damiir la’aanta Eebe isugu daray ee loo yaqaano Horgalada. Markaay garoowsadeen in Kacdoon aan ardey hormuud ka noqon uusan weligii ka dhicin Dunida.

Markeey casharo ka qaateen isla markaana garoowsadeen inay yihiin kuwa qoryaha loo qaybinayo ardeydii Burco iyo Hargaysa oo doonaya inay dhiig daadiyaan, waxay la ahaatay inay u kala tagaan Horgalada iyo huunada haysashada Laascaanood, si aduunkuna ugu soo hirto in tacadiga iyo cago jugleyntu aysan ahayn mid dad lagu haysan karaayo.

Anoon dooneyn inaan qormadayda dheereeyo , ficilada ardeyda reer Sool sameeyeen maanta, waa hiil dhab oo ay u muujiyeen damiirkooda, dawladdooda iyo Mustaqbalkooda.

Waxay muujiyeen inay yihiin dad dhiidhiyi kara oo aan u hogaansami karin waxkatsa

Inay Mustaqbalkooda ka badbaadsadaan aqoon xumada loo horseedayo iyo barashada gacan ku dhiiglayaasha Naagaha iyo ciyaalka laayey waa ina kaahin iyo Siil-aanyo.

Inay dawladdooda ficlan u muujiyaan taageero lixaadleh oo ka kabaysa arimaha caalamiga ah, ayadoo dunidu hada isha ku hayso barakaca loo gaystay ardeyda dugsiyada sare ee Laascaanood.

Hadaba Ardayeey waad mahadsan tihiin, waxaadse ogaataan in tani ay horseed u tahay kacdoon dhab ah oo maanta aad horseed u noqoteen, taasoo in badan la xusi doono.

Taas waxaa barbar socda shacabka iyo mas’uuliyiinta Khaatumo State ee G/Cayn sida habsamida leh, ee Gobonimada iyo wadaniyadu ku ladhan tahay ee ay u soo dhaweeyeen ardaydaas walalahood iyo ubadkoodii ah.

Waxaan ayagana leeyahay Laa shukri calaa waajibm, waxaan kelmed kale odhanayaa Jaaliyaddaha Khaatumo ee dunida dacaladeed, waxaa xaqiiq ah inay si weyn inoo tabayaan ardeydu maanta, ayna inoo baahan yihiin, sidaas daraadeed inay hiil iyo hooba tusno waa biyo kama dhibcaan waana in arintaas la weyneeyaa lagana wada hadlaa.

Dawladda Khaatumo, waxaa la gudboon dhawr qodob oo aan odhan karo waa inoo muhiim,

In ay ku dedaalaan sidii ardeydan magaaladooda loogu celin, lahaa ama aan si kale u dhigee loogu xoreyn lahaa.

In ay beesha caalamka la socodsiinayaa isla markaana ku wergeliyaan arimaha barakaca ee ardeyda.

In ay wasaarada Waxbarashada , tacliinta iyo Hiddaha Sare ee Soomaaliya, si joogto ah ugala shaqeeyaan Hagista imtixaanaadka gobolada Khaatumo, gaar ahaana hada dardargeliyaan.

In Ardayda loo raadiyo Deeqo waxbarasho,{Scholar ship}.

Waayo hada ardayda Form four-ka ku wada baastaa waxay u baahan yihiin jamaacada, wakhti xaadirkana cido badan oo caalami ah ayaa inaga dhagaysanayo oo inoo garabaya.

Gabo Gabadii: Horgaladu ha ogaadeen in ayaga iyo xabaashoodii loo kala tagay, isla markaana ayagoo dadkoodii , ayagoo dulaysan, ayagoo duulkale difaacaya, ayagoo godobo sokeeyo oo aan tiro lahayn galay inay xaabalahoodii ka qodan yihiin boga bari ee Buurta Daraawiishta ee aaga gacan dar.

Waxaa xaqiiq ah in bilowga dhamaadkoodii uu meel wanaagsan gaadhay, insha Allaah xaga samadana kaba soo dhamaaday wakhtigoodii, maxaa yeelay cid bixin doonta ayaaba iska yar. Saacaduhuna waa is gurayaan.

Waxaa inoo balan ah inaynu ka faa’ideysono arimahan hada ay inagu soo kordhiyeen ardeyda G/Sool, oo aan hubo inay taariikhdu xusi doonto in badan, isla markaana ay noqon doonaan wadaniyiinta Khaatumo.

Afbakayle Online